Dood wadaag ku saabsan Sharci u sameynta Haweenka Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Daadan ay soo qaban qaabisey Wasaarada Haweenka iyo Xuquuql Insaanka KG ayaa lagaga hadlaayey shuruucda Haweenka ku leyihiin Hey’adaha Dowlada iyo Dastuurka kuwaas oo u ogolaanaya ka qeyb galka Siyaasada iyo in ay ka soo muuqdaan Golayaasha Dowlada, iyo in ay qeyb ka noqdaan koraasta lagu jaangooyo Arimaha Masiiriga ah.

Dooda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirada Haweenka Dastuurka Gudoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo Xilibaano iyo madax kale

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here