Olole Lagu Daaweynayo Cudurada ku dhaca Sanka iyo dhegaha Oo Boosaaso ka socda.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ololahan ayaa inta uu socdo lagu daweyn doonaa dadka la xanuunsan Cudurada ku dhaca Sanka dhegaha iyo Cunaha waxaana ka faaideysan doona boqolaal dad ah baahi u qabay ee ku nool Magaalada Boosaaso

Xarunta Caafimaadka ee Al-Xayaat Medical Boosaso ayaa ah Xarunta laga fulinaayo Mashruucan daaweyn iyo qaliimo loo sameynayo dadka la xanuunsan Cudurada ku dhaca Sanka,dhagaha,iyo cunaha si Bulshada u helaan adeegan Caafimaad oo muhiim u ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here