Deeq Daawo oo la garsiiyay Barakacayaasha Magaalada Baladweyne.

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Magaalada Baladweyne iyo Deegaanada Hoos yimaada ay Saameyntiisa ka jirtay Cudurka Shuban biyoodka ayaa Iskuulka ileeys ee Magaalada Baladweyne Maamulka iyo Arderyda iskuulka waxey Daawoyin bilaash ah ay gaarsiiyeen kaamka sugoow ee Magaalada Maadama ay ku suganyihin dad danyar ah ee ka soo Barakacey Degmooyin kala duwan.

Mid ka mid ah dadkii ka Faaiideystey deeqdaan daawada ah ayaa uga mahadeliyey maamulka iyo dhamaan Ardeyda iskuulka asigoona sheegey in deeqdaan u timid waqtigii ay baahnaayeen.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

 

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here