Barakacayaasha Magaalada Baydhabo Oo dalbadey in lagu Caawiyo Mara Kaneecada

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka danyarta ah ee ku nool xerooyinka barakacayaasha ah ee duleedka Magalada baydhabo ayaa ah kuwa saameyn kala duwan ku yeshey Daadadkii watey roobka dayrta kuwaasi oo ay ka dhasheen cuduro fara Badan oo ay ka mid yihin malaariyada shubanka iyo kuwa kela ,waxaana Hada bulshada degan kaamamka ay yihin kuwa la dhiban malaariyada Maadama ay si aad ah kaamamka uga jirta kaneeco ka dhaltey goobohii Ay biyaha fadhiisteen.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here