Degmada Ceeldheer Oo Laga Hirgeliyey Xarumo Caafimaad

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Ceel dheer waxay kamid tahay Degmooyinka dhawaan gaartey Dowlada Soomaaliya muda kadib waxaa intaas Degmada ka jirin wax adeeg Bulsho sida Caafimaadka waxbarashada Ganacsiga Biyaha iyo guud ahaan dhismiyaasha kaabayaasha dhaqaalaha.

Degmada Ceel dheer waxa hada laga hirgeliyey Adeegyada Caafimaadka oo dadka ku nool Deegaanka ay baahi weyn u qabeen Hey’adda SRC ayaana maal gelisey sidii Xaruntan Caafimaad loo hirgelin lahaa si Bulshada Loogu adeego

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here