Culimo ku baaqay in laga qeyb qaato dhameystirka Masjidka Daarul iimaan Magaalada Muqdisho.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa meel gebageba ah maraya dhismaha Masjidka Daarul iimaan oo ka socda Deegaanka Daaru Salaam ee Duleedka Magaalada Muqdisho kaas oo ka koobnaan doona dhowr dawaq wuxuuna maaraya mee dhexe iyadoo weli u baahan in laga qeyb qaato sidii loo dhameystiri lahaa inta ka dhiman

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here