Wasaarada Waxbarashada KG oo wada dadaalo wax lagu barayo Caruurta Barakacayaasha.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa jira caruura fara badan oo jooga waqtigii waxbarshada oo aan Abdoodin in ay waxbartaan sidaas ay tahay waxaa jira dedaalo ay wado Wasarada waxbarashada dowlada gobolleedka konfur galbeed Soomaliya taasi oo wax lagu bara carurta danyarta waxaana ay Wasaradu la wareegtey iskuulaad aad u fara badan oo si lacag la.aan ah Wax looga bara kuwaasi oo fursada u ah in ay wax ka bartaan caruurta Barakacayaasha ah iyo kuwa danyarta eek u nool degaanada konfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here