Cisbitaal Cusub Laga Hirgeliyay Degmada Bardaale Oo Xariga Laga Jaray.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Bardaale ee Gobalka Baay waxaa laga daahfurey Cisbitaal cusub lagu magacaabo Hiil Hospital kaasi oo si casriyeysan loo qalabeeyay, looguna adeegi doono bulshada bardaale iyo deegaanada hoos yimaada kuwaasi oo bukaanada qaar loo soo qaadi jiray Baydhabo iyo magaalooyin kale.

Munaasabad xariga lagaga jaraayay cisbitaalkan cusub ayaa waxaa ka soo qayb galay Maamulka degmada bardaale, odeyaal dhaqameed, ganacsato iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here