Bulshada Kismaayo Oo loogu digey Cabista Biyaha Wasaqeysan.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cabidda biyaha wasaqaaysan ee aan la daawayn ayaa waxaa ka dhasha cuduro kala duwan oo halis galin kara caafimaadka bulshada ku waas oo ay ka mid yihiin Tiifowga ,Daacuunka Cagaarshowga iyo cuduro kale.

Bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa loogu baaqay in ay ilaaliyaan Nadaafada Biyaha ay isticmaalayaan gaar ahaan in ay iska karkariyaan ama kaloorin ku daraan biyaha la cabo si ay uga badbadaan cudurada ka dhasha isticmaalka biyaha wasaqaysan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here