Dhisme cusub Lagu kordhinayo Cisbitaalka Dhoobley Oo la dhagax dhigay.

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada maamulka Jubbaland Ismaaciil Ahmed Garas oo hawlo shaqo u jooga dagmada Dhoobley ayaa kulan is xog waraysi ah la qaatay maamulka iyo waxgaradka dagmada Dhoobley.

Kulankaan ayaa uljeedkiisu ahaa sidii wasiirka wax badan ugu ogaan lahaa baahidu ay Degaanku u qabto in ay hesho adeeg caafimaad oo dhameystiran.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here