Deeq daawo ah oo lagu wareejiyay maamulka deegaanka Janaale.

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Janaale ee hoostaga Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeeladda Hoose waa degaan Illaahay ku manaystay Webbi,Beero wax-soosaar, dalxiis iyo khayraad kale oo muhiim ah, ayaa waxaa ka jirta haatan xaalad adag oo dhanka nolasha ah oo ay wajahayaan shacabka Janaale.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here