Xoolo dhaqto ku nool Degmada Buulaxaar oo loo sameyay adeegyo caafimaad oo bilaash ah

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaasha gobolka Saaxil iyo degmada Buulaxaar iyo mas’uulin kale oo ka kala tirsan Wasaaradda Xaananadda xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga gobolka iyo degmadakaasi ayaa waxay kormeer ka sameyeen degaano badan oo ay hoostagaan degmada Buulaxaar taasi oo uljeedkooda ahaa sidii ay wax uga ogaan lahayeen Reer Miyiga halkaasi xoolaha ku dhaqata.

Guddoomiyaha gobolka Saaxil inta uu degaanada maraayay ayaa wuxuu xog wareysanaayay shaqaalaha ka socdeen Wasaaradda Xaananadda xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga asigoona wax ka weydinaayay xaaladdooda iyo nafaqeynta.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here