Deeq Raashiin ah Oo Loo qeybiyey Qoysas danyar ku nool Degmada Buurdhuubo.

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mu’asasada Gamaandiid Foundation oo ah Hay’ad ka shaqaysa arrimaha Samafalka ayaa deeq Raashin ah gaarsiiyay Qoysas danyar ah kuwaas oo ku sugan Degmada Buurdhuubo Ee gobolka Gedo.

Deeqdaan raashiinka ah oo loo soo wakiishay bixinteeda Ustaad Jaamac Cabdi Xareed ayaa la gaarsiyay ku dhawaad 20 qoys oo dan yar ah isla markaasina ahaa kuwii mudnaa in la gaarsiyo iyadoona qoysaska la gaarsiyay ay ku jireen dadkii sameeyay roobabkii iyo fatahaadihii El-nino ee sida aadka ah u sameysay guud ahaan degmada Buurdhuubo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here