Diyaar garowga dhismaha Wajiga Labaad Laamiyada Oo Kismaayo ka Socda

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wali waxaa socda diyaar garowga dhismaha wajiga labaad ee laamiyada magaalada kismayo oo u wada maamulka degmada Kismayo iyadoo horay lasoo gabagabeeyay dhismaha wijiga kowaad ee laamiyada Kismayo kuwaasi oo bulshada magaalada ay aad ugu riyaqeen.

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed faraweyne oo xafiiskiisa war fidiyeenka kula hadlay ayaa sheegay caqabadaha ay bulshada kala kulmaan iyo halka u maraayo dhismaha wajiga labaad.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here