Macalimiinta Madaarista Wax ka dhigta Oo Tababar uga Furmey Baydhabo

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Ustaad Cumar Maxamed Guure iyo Ustaad Xasan Macalin Mukhtaar kuwaasi oo tababar u qaban doonaan ku dhawaad 200 macalin oo wax ka dhigta madaarista magaalada Baydhabo.

Tababarka loo qaban doono macaliinta ayaa waxaa uu ku saabsan yahay sida ugu fudud ee adrada loo bari lahaa aqrista iyo qoraalka Qur’aanka kariimka, tababarka ayaa waxaa uu socon doonaan ilaa iyo maalinta jimcaha.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here