Wadada Xiriirisa Marka Iyo Ceeljaale Oo Bacaad Celin lagu sameeyey

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmooyinka leh Xeebaaha ayaa leh bacaad badan oo inta badan soo gala gudaha magaalada taasina waxay caqabad ku noqotaa Dadka iyo Gaadiidka laga dhax isticmaalo maadama Baabururtu aysan Bacaadka mari karin

Magaalada Marka Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa xiligaan gudaha soo buuxiyey Bacaad fara badan oo saameyn adag ku yeeshey Gaadiidleyda iyo Shacabka iyadoo uu Maamulka Degmada ka jababaaya Cabashada Bulshada ayuu Olole lagu Bacaad celinaayo ka bilaabey si meesha loogu saaro caqabada halkaasi ka jirta

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here