Rugta Ganacsiga KG Oo Deeq Raashiin u qeybisay Qoysas danyar ah.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)200 oo qoys oo iskugu jira dad da’ah iyo dadka danta yar ee ay saamayeen Fatahaadihii roobka Deyrta ee ka da’ay Magaalada Baydhabo ayaa Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Koonfur Galbeed waxay maanta u qeybisay deeq raashin ah oo iskugu jirtay bur, Bariis, sonkor iyo Saliid.

Qeybinta deeqdan raashinka ah ayaa ka dhacdey labo goobood oo ku yaala Magaaada Baydhabo iyadoo ay ka faa’ideysteen dad danyar ah.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here