kulan lagaga hadlayey Adeegsiga Iimayllada Dowladda Oo Hargeysa ka furmay.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda isgaadhsiinta iyo tignoolojiyadda ayaa magaalada Hargeysa ee maamulka soomaaliland ka furtay kulanka wada-tashigga adeegsiga Email’da maamulka oo horey u hirgalisay Wasaaradda isgaadhsiinta iyo tignoolojiyadda.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay agaasimiyaal guud, agaasime waaxyada ICT’ga wasaaradda iyo mas’uulin kale oo ka tirsan wasaaradaha maamulka soomaaliland iyadoona kulanka looga hadlay muhiimadda ay leeyihiin adeegsiga Email’da maamulka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here