Gudiga Adeega Biyaha Oo Tababar ugu Furmey Degmada Seyla

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Asal ayaa degmada seyla ee gobolka owd ka daahfurtey Tababar kaasi oo loo qabtey gudiga loo doortey in ay Maamulaan Adeega Biyaha ee degmada Seyla iyo degaanada hoosyimaada, Waxaana furitaanka tababarka ka soo qeyb galey masuuliyin Ka Tirsan Maamulka soomalilan maamulka degmada seyla iyo qeybaha kala Duwan ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

 

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here