Kulanka Horumarinta Nidaamka Caanshuurta Oo Lagu qabtey Boosaaso.

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhawaan magaalada Garoowe waxaa lagu soo gaba-gabeeyay tababar si Online wax loogu baraayay dhamaan shaqaalaha ka shaqeeya Dakhliga Wasaarada Maliyada maamulka Puntland kaasi oo uljeedka ahaa sidii loo horumarin lahaa habka loo aruurinaayo canshuuraha.

Agaasimah Ku-Xigeenka guud Dakhliga Wasaarada Maliyada Puntland oo sarafo ku soo baraayay qaar kamid ah magaalooyinka maamulka Puntland ayaa sarafkiisa waxaa uu ku soo gaba-gabeeyay degmada Boosaso si uu wax uga ogaado qaabka loo aruurinaayo canshuuraha madaama loo qaban doono qaab u sameysan sistam Online.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here