Galmudug Oo qorsheyneysa Horumarinta Waxbarashada Carruurta Reer Miyiga

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Galmudug oo kormeer shaqa ah ku tagay Deeganada Dhagax yaale iyo Ceel qorax oo hoos tagta Degmada Guriceel waxaa halkaasi ka jiro Goobo waxbarasho dhawaan laga hirgeliyey si Caruurta halkaasi ku nool u helaan Waxbarasho wanaagsan inkastoo weli baahida aysan ahayn kuwa ku filan.

Wafdiga Wasiirka ayaa inta uu ku sognaa deeganadan waxay kulamo la qateen Gudiga iyo Maamulka Iskuulka Ceel qorax iyagoo ka dhageystey baahida ay qabaan iyo waxyaahaba u baahan in hada wax laga qabto.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here