Kulan Lagu dhiiri gelinaayey Xulka Ciyaatoyda KG Oo Muqdisho Lagu qabtey.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ciyaartoyda xulka kubadda cagta koonfur galbeed soomaaliya oo ku sugan magaalada Muqdisho oo ka qeyb galaya ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa waxaa kulan casho iyo dhiira-galin ah loogu qabtay magaalada Muqdisho.

Kulankaan oo cashada iyo dhiira-galinta ahaa ayaa waxaa ka qeyb qaatay talinyaha ciidanka Asluubta DFS taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan, xildhibaano iyo mas’uulin kale oo ka soo jeeda degaanada koonfur galbeed soomaaliya.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here