Dhalinyaro Ku Nool Baydhabo Oo Ka Cabanaya Shaqa La,aan.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhalinyarada qaar ee ku nool Magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay gaar ahaan kuwooda waxbartay ee gaaray heerarka kala duwan waxbarashada sida dugsiga sare iyo Jaamacadda ayaa xiligaani waxay weysan yihiin shaqooyin ku filan ee gaarsiisan heerkooda waxbarashada ama mid u dhiganta taasi oo dhalinsay in dhalinyaro badan xiligaani shaqo la’aan ay ku noqdaan Baydhabo.

Dhalinyarada shaqo la’aanta ku heysato magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku jira dhalinyaro waxbarashada heerka Jaamacadda ay ku soo dhameyeen gobolada kale ee dalka gaar ahaan magaalada Muqdisho kuwaasi oo rajeynaayay in ay degaankooda ay ugu adeegi doonaan wax yaabihii ay soo barteen.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here