Degmada Xumbeys Oo Biyo Xireeno Laga Sameeyey

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka iyo bulshada degmada Xumbays Ee Gobolka Karkaar ayaa Waxey Absi weyn ay ka qabaan in ay saameyn ka dhalan karta in Toga Xumbays oo ay saameyeen daadadkii watey roobka dayrta Ayigoona codsiyo kala duwan dirsadey ayaa waxaa Madasha Kheyriga Ah Ee Midnimo Voluanrtay Group ka jawaabtey codsiga maamulka iyo Bulshada ayidoo wado dedaalo biyo xir looga sameynaay magalada Xumbays si looga hortago biyaha uu keena kara toga.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here