Beero Casri ah Oo Laga hirgeliyey Degmada Xaraale

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Duleedka degmada Xeraale ayaa waxaa ku yaala beero fara badan kuwaasi oo ay yihin kuwa soo saara qeybaha kala duwan ee qudaarta iyo dalaq qeybaxiisa kale ayidoo ay jiraan in beeraha qaar ay u dalxiis tagaan dhalinyarada degmada waxaana bulshada degaanka oo ay horey u ahayeen xoola dhaqato ay hada u badateen in ay noqdaan beeraley ayigoo soo saara dalaqyo kala duwan ayna u iibgeyaan magaalooyin kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here