Mashaariic Horumarineed Oo laga dhagax dhigey Deeganka Bandar Sheekh

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Bandar Sheekh oo Qiyaastii 25km kaga Beegan dhanka bari Degmada Af barwaaqo waxaa ka socda Hormar Balaaran, waxaa Kormeer indha indheen ah ku Gaaray Qaar ka mida Maamulka Gobalka Mudug ayagoona dhagax dhigay xarumo danta guud ah ee degaanka kuwaasi oo ay aheyeen kuwa muhiim u ah dadka deegaanka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here