Gudiyada Xaafadaha Degmada Xudur dhawaan la doortey Oo Tababar Loo Furey

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan Aqoon kororsi ahaa ee loo furey guddiyada cusub ee Xaafadaha magaalada Xudur, oo dhowaan ay ansaxiyeen golaha deegaanka kadib markii Bulshada magaalada Xudur ay iska soo doorteen oo maamul cusub loo sameeyay 7-Xaafadood ee Xudur ay ka koobantahey ayaa Degmada Xudur ku daah furey Gudoomiyaha Degmada

Waxaana goob joog ka ahaa Furitaanka Siminaarka Gudoomiyaha xafiiska Arimha Bulshada ku xigeenka Arimaha Bulshada Gudoomiyaha maaliyaadda iyo Shaqaaleeysiinta iyo Xoghayaha Dowlada Hoose ee Degmada Xudur.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here