Qoysas danyar ah Oo Deeq Raashiin ah Loogu Qeybiyay Degmada Hodan.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa Magaalada Muqdisho si gaar ah Degmada Hodon waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay 1,500 oo qoys kuwaas oo iskugu jira danyar,barakacyaal iyo dad qaba baahiyaha gaarka ah.

Gargaarkaan oo ka kooban qeybaha raashinka, ayaa qoysaskii ka faa’iideeystay waxa ay u mahadnaqeen hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka oo deeqdaan soo gaarsiisay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here