Xarun lagu dhaqan Celinayo Dhalinyarada Balwada leh Oo Baladweyne Laga Furey

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabada lagu daahfuraayey xarun lagu dhaqan celiyo caruurta waxbarshada diida dhalinyarada kuwa bartey balwada iyo kuwa waalidkooda ku caasiyey ayaa lagu qabtey Xaafada Xaawa taako ee magalada baladweyne, waxaana ka soo qeyb galey culimaa’udiin maamulka xarunta waaladiin odayaasha dhaqan ee degmada haween iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here