Barakacayaasha Baydhabo Saameysay Fatahaada Oo Codsadey in dib u dejin loo sameeyo

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa jiro dad iskooda isku xilqaamey oo dagey goobo taag ah si ku meel gaar ah ka dib markii qaar kamid ah kaamamka horjoogiyaashooda ay siyeen dhul ay degaansadaan inta ay ka helayaan gurmad rasmi ah oo ay ka helayaan dib u dagin.

Qaar ka mid ah barakacayaasha weli helin dib udagin ee degansanya dhulka taaga ah ay siyeen kaamleyda kale ee dariskooda ah ayaa sheegay in ay u baahan yihiin in ay helaan dib u dejin fiican madaama ay yihiin dadka aan heysan goobo weli ay degaansadaan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here