Ardey Baratay Luuqada Carabiga Oo Xaflad Qalinjabin ah Loogu qabtay Muqdisho.

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 218 Arday oo ka qalin bedalatay Machadka culuumta sharciga ee AL-MANHAL ayaa xaflad qurux badan loogu qabtay magaalada Muqdisho, Waxaan ardeydaan mudo ay baranayeen Luuqada Carabiga.

Xafladdaan waxaa ka soo qayb galay macallimiinta machadka, waalidiin, Culimaa,idiin, Midowga iskuulada Gobalka Banaadir iyo marti sharaf kala duwan iidoona goob joog uu ka ahaa maamulaha Guud ee macaahidda AL-Manhal.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here