Eey cunay 4000 oo dollar uu lahaa qofkii xanaaneynayay

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Horraantii Disembar, Clayton Law iyo xaaskiisa waxay dhigeen baqshad ay ku jirto $4,000 mid kamid ah armaajooyinka jikada, ka dibna, waxay arkeen eygooda oo lacagtaas cunaya.

Lammaanaha ayaa isla markiiba wacay dhakhtarka xoolaha ee Cecil si ay u ogaadaan in uu u baahan yahay wax daaweyn ah.

Takhtarka xoolaha ee Cecil ayaa u sheegay lamaanaha in xayawaankooda uu fiicnaan doono.

Lammaanaha ayaa markaa bilaabay shaqo aysan fileyn oo aad adag: iyagoo isku tolaya lacagta eyga jeexjeexay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here