Tababar ku saabsan Barashada Gargaarka Degdegga ah oo lagu soo gabagabeeyay Baydhabo.

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Machadka Daarul barakaad institute ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtay xaflad shahadooyin lagu siinaayay arday dhameysatay barashada caafimaadka ama course first Aid ah kaasi oo in muddo ah soo qaadanaayay, waxayna aheyd mid loogu faa’ideynaayo ardada jeceyl in ay bartaan caafimaadka iyadoona macadka Course’ sadaan ku bixinayeen lacag la’aan.

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka iyo macalimiinta macadka waalidiin iyo marti sharaf kale oo xafladda lagu marti qaaday.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here