Ardey dhameysatay Xirfadaha Gacanta Oo Xaflad loogu qabtay Magaalada Boorama.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 34 Ardey oo dhameysatey xirfadooyinka farsamada gacanta ayaa Magaalada Boorama Waxaa Si wada jir ah shahaadooyin uga Gudoonsiiyey Wasaarada waxbarshada ee soomaliland iyo Hay’adda Sosta iyadoo ay in mudo ah ku guda jireen barshada farsamooyinka gacanta si ay qeyb uga qaadato maareynta noolsha reerkooda wax yaabihii ay Barteen.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here