Odeyaasha dhaqanka Warsheekh Oo loogu baaqey in ay ilaaliyaan qoondada Haweenka.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ahaa mid ay isuga yimaadeen bulshada degmada warsheekh ee gobolka shabeelada dhaxe ayaa ujeedkiisa ahaa in haweenka degmada ay qeyb wanaagsan ay ka helaan qoondada haweenka ee golaha degaanka Ayidoo dhowaan la filayo in degmada warsheekh lagu doorto xubnaha golaha degaanka ee degmada, waxaana kulanka ka soo qeyb galey ururada haweenka ee degmada odayaasha dhaqan iyo musliyiin ka socotay Wasaarada Arrimaha Gudaha Hirshabeelle.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here