Ardeyda Iskuulka Carafaad Oo Doortey Gudoomiye iyo ku xigeenkiisa

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka Carafaad ee Magalada Baydhabo ayaa Waxaa lagu qabtey Doorasho Ay Ardeyda ku Dooranaayeen Gudoomiyaha Ardeyda midowga iskuulka iyo Ku Xigeenadiisi Waxaana ay Ardeyda u kala codeeyeen Tartamiyaasha Oo Isuga Jirey Wiilal Iyo Gabdho.

Marka uu Soo idlaadey Tartanka Doorashada ayaa Waxaa Natiijada Ku Dhawaaqey Gudiga Doorashada ee Iskuulka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here