Tababar ku Saabsan Maareynta Masiibooyinka Oo Lagu soo gabagabeeyey Baydhabo

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka Hormarinta Degaanka Ee Dedo ayaa Jaamacada Kaamil ee Magalada Baydhabo Ku Soo Geba Gebeeyey Socodey Mudo Labo Maalin Ah kaasi Oo ay lagu Baranaayey Woosh Iyo Maareynta Masiibooyinka , Waxaana Xiritaanka Tababarka ka soo Qeyb Galey Wasiir ku Xigeenka Wasarada Beycada Iyo Duur Joogta KGS Maamulka Ururka Maamulka Jaamacad Ardeyda Loo Qabtey Tababarka Iyo Qeybaha Kala Ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here