Saxiixyadii Ugu Qaalisanaa Suuqii January Ee La Soo Dhaafay Oo La Soo Saaray.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqa January ayaa furmay inkasta oo ay si aad u hoosaysa ku bilowday maalmihii ugu dambaysay hadana waxa la filayaa in ay saxiixyo dhacaan.

Inta badan suuqa January ayaa ah mid ay adagtahay in lacag badan la bixiyo hadana kooxaha ayaa hura lacagta.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa 10-ka saxiix ee ugu qaalisan ee la sameeyay suuqii hore ee January.

1: Enzo Fernandez (Benfica to Chelsea, £106.8m)

2: Mykhaylo Mudryk (Shaktar Donetsk to Chelsea, £62m)

3: Anthony Gordon (Everton to Newcastle, £40m)

4: Cody Gakpo (PSV to Liverpool, £37.2m)

5: Benoit Badiashile (Monaco to Chelsea, £33m)

6: Noni Madueke (PSV to Chelsea, £30.7m)

7: Vitinha (Braga to Marseille, £28.3m)

8: Malo Gusto (Lyon to Chelsea, £26.3m)

9: Georginio Rutter (Hoffenheim to Leeds, £24.8m)

10: Kamaldeen Sulemana (Rennes to Southampton, £22m)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here