Tababar Ku Saabsan Ganacsiga Xoolaha Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey.

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Muddo shan maalin ah ayaa loo qabtay Tababar ku saabsanaa kobcinta aqoonta ganacsiga xoolaha ee xoolo dhaqatada iyo isku xirkooda suuqyada xoolaha kaasi oo laga qeyb galiyay ganacsitada xoolaha, xoola dhaqatada iyo qaar kamid ah malaaqyada magaalada Baydhabo.

Tababarkaan ayaa waxaa si wada jir ah u bixinayeen wasaaradaha xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa DFS iyo tan maamulka koonfur galbeed soomaaliya oo gacan ka helaayay hay’adda World Bank.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here