Qoys dhibaata ka soo gaartey dab ka kacay Guri ku yaala Deyniile Oo deeq Lacag ah Lagu Wareejiyey

0
104

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Labadii December ee Sanadkii tagey ayay hayd marki Guri ku yaala Degmada Deyniile uu dab ka kacay kaas oo qasaaro u geystey qoys ka koobnaa Taban ruux laba kamid ah ay dhinteen lixkalana ay dhaawacyo soo gaareen halka Afar kamid ah ah dalka gudihiisa wax loogu qaban waayey maadama dhaawac Culus soo gaartey.

Si loogu qaado dalka dibadiisa islamarkaana u helaan daryeel Caafimaad ayaa Hormuud salaam foundation ku wareejisey 33.500$ oo loogu tala galay qoyska dhibaatada soo gaartay si dalka dibadiisa loogu qaado

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here