Wadooyin Cusub Oo laga hirgalinayo qaar kamid ah Xaafadaha Magalada Baydhabo .

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo ayaa waxay waddaa dadaalo ku aadan sidii Degmada Baydhabo ay u yeelan laheyd wadooyin isticmaala gaadiidka xamuul ah ee isu goosha gobolada kale ee dalka taasi oo muhiim u ah in gaadiikaasi ay helaan wadooyin u gaar ah.

Wadadaan cusub oo dhismaheeda hadda gacanta ku heyso dowladda hoose ee degmada Baydhabo ayaa waxaa laga soo bilaaway kantoroonka maanya fuulka ilaa iyo waxay aadi doonta kantoroolka al axmaar.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here