Haweenka Ka Ganacsada Kaamamka Baydhabo Oo dalbadey in Ganacsigooda Loo Maalgeliyo

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Inkastoo dadka Barakacayaasha ay yihiin kuwa marwalba heysata duruufo kala duwan hadanaya waxaa jira kuwa Xerada ay degan yihiin shaqa abuur ka sameystay nolosha qoysaskooda ku maareeya,Waxaa jira Haween fara badan Oo danyar ah Kuwaasi oo Caruurtooda ku Barbaariya daruufo kala duwan ayagoo ku Dadaala sidii ay u dhisi Lahaayeen Mustaqbalka Caruurtooda waxay ka shaqeeyaan gadista hilibka Khudaarta iyo waxyaaba kale.

Qaar ka mid ah Haweenka Ganacasiyada Yar yar ku leh Kaamamka Magalada Baydhabo ayaa Waxey Radio Arlaadi uga Warbixiyeen Sida ay Tahay Shaqadooda Iyo Daruufaha ay ku Shaqeeyaan Ayigoona Odsadey In Laga Caawiyo Ganacasigooda sidii loo horumarin lahaa

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here