Shirka Mashruuca Sugnaanta Cuntada iyo u adkaysiga Cimilada Oo ka Furmey Kismaayo

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Daahfurka mashruucan Sugnaanta cuntada iyo u adkaysiga cimilada waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimeyaal ka socday qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowladda Jubbaland, Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Qaqootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland, Wakiilo ka socday hay’adaha mashruuca fulinaya iyo qaar ka mid ah bulshada deegaanada Goobweyn iyo Luglow ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here