Olole Nadaafadeed Oo ka Bilowdey Degmada Burco.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Maxamed Cali ayaa waxaa laga bilaaway olole nadaafadeed oo dib loogu soo celinaayay bilicda degaanka taasi oo ku dhawaacday dowladda hoose ee degmada Burco shaqaalaha degaanka, dad weynaha iyo ganacsatada ayaa ka qeyb qaatay ololahaan nadaafadda ah.

Xanaanada dhoobane oo hor kacayaan maamulka iyo shaqaalaha ayaa qeyb ka ahaa dadka soo abaabulay ololaha nadaafadda iyagoo nadiifiyay goobo badan iyo agagaarka Xanaanada.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here