Deeq kala duwan Oo Loo qeybiyey Barakacayaasha ku Nool Kismaayo

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka dhalinyarada Soyho oo ka mid ah ururada ka howl-gala magalada Kismaayo ayaa waxa ay deeq isugu jirta Dhar, Maacuun iyo agab kale gaarsiiyeen qaar ka mid ah dadkii ka soo barakacay daadadkii roobka iyo fatahaadda Webiga Jubba, kuwaasi oo ku sugan deegaanka Qaam-qaam ee Waqooyiga magaalada Kismaayo.

Warkung Waliba nig haate Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here