Bulshada Burco Oo Loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan olole nadafadeed laga bilaabi doono magaalada.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shir Jaraa,id oo ay qabteen Masuuliyiinta Maamulka Degmada Burco ayaa loogu dhawaaqay Olole Nadaafadeed oo laga bilaabi doono Magaalada Burco kaasi oo ay ka qeyb gali doonaan Shaqaalaha dowladda, Jaamacadaha Ganacsatada iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada.

Waxaana Ololaha Nadaafadeed oo dib loogu soo celinayo Bilicda deegaanka laga fulin doonaa guud ahaan Magaalada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here