Shacabka Deegaanka Baraag Ciise oo codsadey Hirgelinta Adeegyada Bulshada.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Baraag Ciise oo ka mid ah degaanada dowlada gobolledka galmudug ayaa waxaa ka jira baaxiyo kala duwan oo ay uga horeyaan biyo yeri Caafimaad Daro Waxbarasha la.aan iyo Kuwa kale waxaana dadka degaanka ay ay shegeen in baaxiyaha ay tabanaayaan ay yihin kuwa in mudo ah soo jire.

Gudoomiyaha degaanka Baraag Ciise ayaa uga horeyn waxaa uu faafaxin ka bixiyey Sida ay tahay noolasha dadka degaanka iyo baaxiyaha ka jira.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here