Taliska Wadooyinka Puntland Oo Warbixin ka soo saarey Shilalkii dhacay Sanadkan

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shir jaraaid uu Magaalada Garoowe ku qabtey Taliyaha Laanta nabad galyada wadooyinka Puntland G/sare Fataax Siciid Sulaymaan ayaa bulshada lawadaagay xogta dhacdooyinka shilalka Puntland ee Sanadkasta Bisha December la soo saaro tirakoobka shilalkii ka dhacay Goboladda Puntland

Taliyaha ayaa sharaxaad ka bixiyey qasaaraha Shilalkaas ka dhashay dhimisho dhaawac iyo Burburka Hantiyeed Taliyaha ayaa sheegey in sanadkan uu ka yaryahay qasaaraha dhimishada iyo dhaawaca sanadkii hore Wuxuu Bulshada ugu baaqey in ay ilaaliyaan Sharciga wada marista si Shilalka loo yareeyo

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here