Gudiga Fatahaada Balad-Xaawo Oo shaaciyey Qorshihii lagu dhisi lahaa Buundoyinka Burburey

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddiga horumarinta degmada Beled Xaawo ayaa deeq lacag ah u aruuriyay degmooyinka sida aadka ah u sameyay Fatahaadaha ee Baardheere iyo Buurdhuuwo sido kalena la sheegay in Buundada Luuq ay u baahan tahay dayactir.

Guddiga oo la hadlay ganacsatada iyo bulshada kale ee ku nool am aka soo jeedaan in ay ka qeyb qataan gurmadka loogu jiro in loogu gurmado shacabka sameyay roobabka iyo fatahaadaha sidoo kalena loo baahan yahay in waddooyinka lagu dayactiro.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

 

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here