Hoos u dhac ku yimid Qiimaha La iibiyo Khudaarta Suuqyada Baydhabo

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Suuqyada khudaarta ee magaalada Baydhabo ayaa labadii todobaad la soo dhaafay waxaa ka jira soo kabasho dhinaca khudaarta ah kadib markii is bedel weyn uu ku yimid xiligii ay socdeen roobabkii deerta ee sameynta weyn ku yeeshay gobolada dalka soomaaliya.

Waxaa si toos ah magaalada Baydhabo u soo galayaa gadiidka lagu keeno khudaarta oo ka yimadaan gobolada kale ee dalka sida shabeelooyinka iyo gobolaka Gedo iyadoona goboladaasi laga keeno khudaarta kala duwan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here